(Daawo Sawirro) Dhismaha garoonka dayuuradaha & Dekeda Baraawe oo la dardar gelinayo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa uu guda galay dhismaha Dakada iyo Garoonka diyaaradaha Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo muddooyinkii dambe ay socotay qaban qaabada la xiriirta bilowga dhismahan. Magaalada Baraawe ee xarunta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa shalay booqday Guddoomiyaha Baarlamaanka KG C/qaadir Shariif Sheekhuna, Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha … Continue reading (Daawo Sawirro) Dhismaha garoonka dayuuradaha & Dekeda Baraawe oo la dardar gelinayo